• Home
  • About Us
  • News
  • Sports
  • Editorial
  • Opinion
  • Culture
  • In Pictures
  • Videos
  • Contact Us
  • Archive
Search
Facebook
Twitter
Youtube
Logo
  • Home
  • About Us
  • News
  • Sports
  • Editorial
  • Opinion
  • Culture
  • In Pictures
  • Videos
  • Contact Us
  • Archive
  • Home
  • About Us
  • News
  • Sports
  • Editorial
  • Opinion
  • Culture
  • In Pictures
  • Videos
  • Contact Us
  • Archive
Logo
Facebook
Twitter
Youtube
  • Home
  • About Us
  • News
  • Sports
  • Editorial
  • Opinion
  • Culture
  • In Pictures
  • Videos
  • Contact Us
  • Archive
Logo
  • Home
  • About Us
  • News
  • Sports
  • Editorial
  • Opinion
  • Culture
  • In Pictures
  • Videos
  • Contact Us
  • Archive

BAAQ CANBAAREYN AH! “Shirka Turkiga ka furmay”

February 22, 2016
Share
Facebook
Twitter
Pinterest
WhatsApp

    Assalaamu Caleykum, Mudaneyaal iyo Marwooyin, Golaha Isbedel-doonka Siyaasadda ee Qowmiyadda Banaadiriga Soomaaliyeed, Odayaasha Dhaqanka, Siyaasiyiinta ,Waxgaradka & Dhaliyaradda Banaadiriga waxay si weeyn u canbaareynayaa sida loogu tagrifalay oo looguna xadgudbay xubnihii qowmiyadda Banaadiriga u matali lahaa shirka wadatashiga ee heerka sare ah ee ka furmay Turkiga, kaas oo uu si shaqsi ah ugu tagrifalay Jeylaani Nuur Iikar.

    BAAQ CANBAAREYN AH!

     

    “Shirka Turkiga ka furmay”

    Bismillaahi Raxmaani Raxiim,

    Assalaamu Caleykum,

    Mudaneyaal iyo Marwooyin,

    Golaha Isbedel-doonka Siyaasadda ee Qowmiyadda Banaadiriga Soomaaliyeed, Odayaasha Dhaqanka, Siyaasiyiinta ,Waxgaradka & Dhaliyaradda Banaadiriga waxay si weeyn u canbaareynayaa sida loogu tagrifalay oo looguna xadgudbay xubnihii qowmiyadda Banaadiriga u matali lahaa shirka wadatashiga ee heerka sare ah ee ka furmay Turkiga, kaas oo uu si shaqsi ah ugu tagrifalay Jeylaani Nuur Iikar.

    Jeylaani Nuur Iikar oo muddooyinkan danbe siduu doono ugu tagrifalaayey awooda Qowmiyada beelaha banaadiriga iyo sedka awood-qeybsiga siyaasadeed ee Qowmiyadda ayaa shirka ka dhacaya Turkiga ka saaray ergadii ay qowmiyada Banaadiriga ugu talo gashshay. Waxaana shirka aaday isaga iyo walaalkiis Iimaan Nuur Iikar oo kaliya, taas oo ah mid ay si buuxda ugu xadgudbeen uguna takri faleen xaqa iyo xuquuqda reer Banaadir ayagoo wata dano shaqsiyadeed oo ayaga u gaar ah oo aysan ku mataleynin Qowmiyadda.

    Ayadoo ay jirto shirarkii ka horeeyey shirkaani ay sidaas iyo si lamid ah ugu qeybgaleen shaqsiyaadkani wax natiijo oo banaadir danteeda ahna kama keenin waxaa taaka siixun in Banaadir lagu qatiyey aqalka sare ee baarlamaanka ayagoo goob jog ah

    Beesha Caalamka, Dowladda Soomaaliya iyo Dowladda Turkiga waxaa aan u sheegeynaa in shirkaasi aysan jirin cid mataleysa oo ay soo dirsatay Qowmiyadda Banaadiriga. casuumaaddii qowmiyadda banaadiriga loogu talo galay Jeylaani Nuur Iikar iyo walaakiis Iimaan Nuur Iikar ayaa dano shaqsi ah ku fushaday

    “Wax badan ayaa Beesha Banaadiriga lagu dulminayaayey masraxyada siyaasadda dalka, hadeerna waxaa inoo muuqata in kaalintii ay qowmiyadda ku laheyd aayo ka talin masiirkooda gudaha dalka ay shaqsiyaad inta afduubteen dano shaqsiyadeed ku qabsanaayaan, arrinkaas ma aqbaleyno, reer Banaadiri waa ay soo jeedaan, ma yeelayaan in xaqooda iyo xaquuqdooda ay ku tagrifalaan shaqsiyaad qowleysato” Ayuu yiri Guddoomiyaha Golaha BPRC Dr Lutfi Sheriff Mohamed

    “Dowlada Soomaaliya iyo Turkiga iyo dhamaan I.C. waxaa aan uga digeynaa in danaha Qowmiyadda Banaadiriga aysan kala tashankalana macaamilaan shaqsiyaad aan qowmiyadda soo wakiilan, tani waxeey keeni karta in shirka uu fashilmo oo aysan ka soo bixi wax bulshada soomaaliyed aysan raalli kaeheen, sidaas darted waxaa aan codsaneynaa in Dowladda Soomaaliya ay shaqsiyaadkan iyo dadka la midka ah ka joojiso ku daneysiga danaha Qowmiyadda” ayuu hadalkiisa sii raaciyey gudoomiyaha.

    Ugu danbeyntii Golaha Isbedel Doonka Siyaasadda ee Banaadiriga waxaa uu u cadeynayaa ummadda Soomaaliyeed in shirk ka furmay Turkiga aan reer Banaadir lagu casuumin, cid u mataleysana aysan ka qeyb galin, sidaas darteedna natiijo kasta eek a soo baxda aysan ogolaaneyn haddii ay qowmiyadda u aragto in xaqeeda lagu duudsiiyey.

     

    Wabillaahi Towfiiq

    Assalaamu Caleykum Waraxmatullaahi Wabarakaatuhu

    Xafiiska Warfaafinta BPRC

    Share
    Facebook
    Twitter
    Pinterest
    WhatsApp

      Related Articles

      Somalia: Al-Shabaab’s Growing Clan Divide and the Government’s Blind Spot!

      April 2, 2025

      EDITORIAL: Weaponizing Somalia’s Aviation Control Risks Triggering a Dange...

      October 2, 2024

      HIRSHABELLE Healthcare Crisis deepens as corrupt Authorities expel “ALIGHT” crit...

      September 25, 2024

      Facebook Feed

      Opinion

      EDITORIAL: Weaponizing Somalia’s Aviation Control Risks Triggeri...

      October 2, 2024

      HIRSHABELLE Healthcare Crisis deepens as corrupt Authorities expel “AL...

      September 25, 2024

      Somalia’s National Bureau of Statistics in “Deadlock”...

      September 23, 2024

      INAN HABOW AH- SHEEKO GAABAN! – Qalinka: Abukar Albadri, June 04...

      November 27, 2015

      DARBO INTA UUSAN DARKA KAA BUUXSAMIN: – Qormo waano kuugu filan!...

      May 23, 2015
      Logo

      Qalin News Inc. is Mogadishu based News Entity created to connect the Somali Diaspora & the international stakeholders to Somalia

      Quick Links

      • Home
      • About Us
      • News
      • Sports
      • Editorial
      • Opinion
      • Culture
      • In Pictures
      • Videos
      • Contact Us

      Contact Info

      • Hallstavik, Sweden
      • info@qalin.net
      Facebook
      Twitter
      Youtube

      Copyright © 2013 - 2023 Qalin News Inc. — All Rights Reserved.

      Site Designed by ILEYS INC.