• Home
  • About Us
  • News
  • Sports
  • Editorial
  • Opinion
  • Culture
  • In Pictures
  • Videos
  • Contact Us
  • Archive
Search
Facebook
Twitter
Youtube
Logo
  • Home
  • About Us
  • News
  • Sports
  • Editorial
  • Opinion
  • Culture
  • In Pictures
  • Videos
  • Contact Us
  • Archive
  • Home
  • About Us
  • News
  • Sports
  • Editorial
  • Opinion
  • Culture
  • In Pictures
  • Videos
  • Contact Us
  • Archive
Logo
Facebook
Twitter
Youtube
  • Home
  • About Us
  • News
  • Sports
  • Editorial
  • Opinion
  • Culture
  • In Pictures
  • Videos
  • Contact Us
  • Archive
Logo
  • Home
  • About Us
  • News
  • Sports
  • Editorial
  • Opinion
  • Culture
  • In Pictures
  • Videos
  • Contact Us
  • Archive

Danjire ilyaas sheekh cumar oo si rasmi ah ula wareegay qunsuliyadda guud ee jiddah!

May 25, 2019
Share
Facebook
Twitter
Pinterest
WhatsApp

    Qunsulka guud ee Soomaaliya u fadhiya magaalada Jiddah ee dalka Boqortooyada Sucuudiga Danjire Ilyaas Sheekh Cumar Abuubakar ayaa si rasmi ah ula wareegay xilka Qunsuliyadda. Danjire Ilyaas Sheekh Cumar oo dhowaan laga soo beddelay Safaaradda Soomaaliya ee Qaahira ayaa xil la wareegiddiisa waxaa ay noqoneysaa tii ugu horreysay ee si rasmi ah ay u agaasinto wasaaradda arrimaha Dibadda ee Soomaaliya, xilli ay dowladda Soomaaliya tiirarka u adkeyneyso .xarumaha diblomaasiyadda ee ay dalka ku leeyahay Dibadda.

    Xilwareejinta oo ka dhacday xarunta Qunsuliyadda Guud ee Jidah waxaa ka qeyb galay marti heer sare ah oo ay ka mid yihiin Kusimaha Safiirka Soomaaliyeed ee Riyaad Danjire Saalim Macow Xaaji, Safiirka Soomaaliya u fadhiya ururka Iskasshiga Islaamka Danjire Cabdirisaaq Siyaad Cabdi, Qunsul Kuxigeenka Soomaaliya ee Jidah Md Axmed Maxamuud Diiriye (Macruuf), Agaasimaha waaxda Carabta ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliiya Danjire Mustafa Aadan Dagaal iyo Marti Sharaf kale oo isugu jiray diblomaasiyiin iyo dhamaan shaqalaha Qunsuliyada qeebaheeda kala duwan.

    Danjire Ilyaas Sheekh Cumar ayaa u sameeyay Afur Casho sharaf ah oo ay ka qeyb galeen Marti sharaf iyo shaqaalaha oo qunsuliyadda oo dhan ee ka soo qeyb galay xil warejinta. Afurka iyo casho sharafta oo si heer sare ah loo soo agaasimyay ayaa waxaa ka qeyb galay wafdigii ay dowladda Soomaaliya u dirtay xulwareejinta.

    Danjire Ilyaas oo hawl badan ka soo qabtay dib u kicinta Safaaradda Soomaaliiya ee Qaahira ayey Dowladda Soomaaliyeed u geysay sucuudiga si uu wax badan uga hagaajiyo adeegyada dadka Soomaaliyeed ay ka doonayaan qunsuliyadda Soomaaliya ee Sucuudiga maadaama ay dad badan oo Soomaaliyeed ay ku nool yihiin Dalka Boqortooyada Sucuudiga isla markaasna ay ku dhibban helidda adeegyada ay qunsulliyadda u qabato dadkeeda.

    Danjire Ilyaas oo ka hadlay xilwareejinta ayaa yiri “Waxaan u mahadcelinayaa dhammaan intii ka soo shaqeysay xilwareejintan iyo masuuliyiinta inagala soo qeyb gashay, waxaan idin ballan qaadeynaa in ay hawlaha ku bilaaban doonaan hanaan waqfaqsan dowladnimada, waxaanna la imaan doonaa isbedel ay dareemaan jaaliyadda ku nool dalka sacuuduga”

    Danjire Ilyaas ayaa lagu yaqanaa in uu yahay nin aad hawlkar u ah oo dadaal iyo daacadnimo badan, taas oo uu dowladda Soomaaliya kaga kasbaday in ay u igmato hawshan culus.

    Share
    Facebook
    Twitter
    Pinterest
    WhatsApp

      Related Articles

      US Embassy in Somalia reacts to the ruling of 36 illegal foreign fishermen indic...

      June 7, 2023

      Dalkeena wuxuu u baahan yahay ciidan qaran oo badbaadiya!

      March 14, 2022

      Prof. Abdullahi Sheek Manur oo uga Jawaabay Khaliil Cabdiraxmaan X. Xasan qormad...

      January 20, 2022

      Facebook Feed

      Opinion

      INAN HABOW AH- SHEEKO GAABAN! – Qalinka: Abukar Albadri, June 04...

      November 27, 2015

      DARBO INTA UUSAN DARKA KAA BUUXSAMIN: – Qormo waano kuugu filan!...

      May 23, 2015

      Somalia: Daljir Party urges the parliament to approve the cabinet!

      January 31, 2015

      Somalia President: “Alshabaab seeks to thrive on headlines, but ...

      January 22, 2015

      Somalia: International partners express concerns over political delays...

      January 22, 2015
      Logo

      Qalin News Inc. is Mogadishu based News Entity created to connect the Somali Diaspora & the international stakeholders to Somalia

      Quick Links

      • Home
      • About Us
      • News
      • Sports
      • Editorial
      • Opinion
      • Culture
      • In Pictures
      • Videos
      • Contact Us

      Contact Info

      • Hallstavik, Sweden
      • +252 61 6968400
      • info@qalin.net
      Facebook
      Twitter
      Youtube

      Copyright © 2013 - 2023 Qalin News Inc. — All Rights Reserved.

      Site Designed by ILEYS INC.