Xoghayaha Xiriirka Dibadda ee Golaha Isbadal Doonka Siyaasada Banaddiriga

0
944

Guddoomiyaha Golaha Isbedel Doonka Banaadiriga Md. Dr. Lutfi Shariif Maxamed, kaddib markii uu eegay xeerka Golaha, la tashtay Xubnaha Golaha iyo Odayaasha dhaqanka waxaa uu go’aamiyey sida soo socota. MAGACAABIS: waxaa uu xoghaya Xiriirka Dibadda u magacaabay Md. C/Rashiid C/Casiis Iimaan oo ah Muwaadin Soomalaiyeed oo u dhashay qowmiyadda Banaadir, isla markaasna xilka loo igmaday aqoon sare u leh.

Ref: BPRC/M0016/16 Date: 28/01/2016

Ku: Cidda Ay Quseyso

Og: Xoghayihii KMG-ka ahaa